xiiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax la xiiray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xiiran

qurdo [m.dh]
1. Gabadh madaxa ka xiiran oo yuul ah. 2. Q. ah: ri'dhego yaryar oo foolxun.

xiirnaan [m.f.dh]
eeg xiiran. ld xiirnaansho.

xiir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Timo iwm gun ka jarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg