xiiro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)Timo madax ama gar ka jarasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xiiro ↴
taaloog [m.l]
Hab timaha ragga loo xiiro oo diillin ballaaran oo qurxoon laga muujiyo jeegada hoose ilaa labada dhegood dushooda.
sakiin [m.dh] (-no, m.l)
Bir yar oo xalleefsan labada dhinacna af ku leh oo timaha lagu xiiro. ld sikiin.
xiirasho [m.f.dh]
eeg xiiro.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg