xiisad
(m.dh)1. Biya ama dabayl si xooggan u socda. 2. (-do, m.l) Qas iyo qalaanqal xasil-loonida degaan wax u dhima.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xiisad ↴
hamsa [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
(nax.) Shibbane dhawaaqyada hadalka ka mid ah; waa aamus yar, wuxuuna dhashaa kolka xargaha codku si degdeg ah u xirmaan oo xiisadda dabaysha u joojiyaan, degdegna u furmaan; astaan-tiisu waa ('). ld hamse, hamso.
jeelbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
1. Jeelgooyn; xiisadhicid. 2. Xoolo dha-naan ku filan helid.
xiis [m.l]
1. Xiisad. 2. Geed-abaareed aad u weynaada oo xabag udgoon (guubali) leh.
xiisadhac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -dhici)
Ka x.: wax rabiddooda dhumin; xiiso wax loo qa-bay lumin.
xiisadhicid [m.f.dh]
eeg xiisadhac.
xiis [m.l]
1. Xiisad. 2. Geed-abaareed aad u weynaada oo xabag udgoon (guubali) leh.
xiis [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-say, -stay)
1. (f.g) Xargo dhowr ah isku soohid. 2. (f.mg) U x.: wax u hiloobid.