xiqdi
(m.l)Colaad iyo nacayb uurka lagu hayo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xiqdi ↴
niyasamow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-maaday, -maatay)
Xumaan iyo xiqdi jirtay illaabid. ld niyadsamow.
niyasan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-amaa, -amayd)
Qof aan xumaan ama xiqdi u hayn ahaansho. ld niyadsan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg