xirasho
(m.f.dh)eeg xiro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xirasho ↴
gaadaanso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Awr la rarayo si gaadaan ah u xirasho.
taag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax meel joojin. 2. Wax kor u qaadid. 3. Wax qotomin. 4. Isku t.: qof ama wax lid noqosho. 5. Isku t.: wax dushooda ku joogsasho. 6. Isku t.: dhar qurxoon xirasho.
afxirasho [m.f.dh]
eeg afxiro.
caynso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Hanti, caymis ka diiwaan gashasho. 2. Rati, cayn ku xirasho. 3. Hanti, dhibaato ka badbaadsasho.
dabaxirasho [m.f.dh]
eeg dabaxiro.
dabro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-raday, -ratay)
Awr iwm dabar ku xirasho.
dacayo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-yaday, -yatay)
Neef, dacay ku xirasho (qof). ld dacayeyso.
dhaado [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-aatay, -aadatay)
1. (f.g) Dhaad ka xirasho (neef). 2. (f.g) Gabar doonid. 3. (f.mg) Ku dh.: cid si kalsooni ah isugu hallayn.
dharxirasho [m.dh]
eeg dharxiro.
dheeraarso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Neef xoolo ah si uu u daaqo meel ku xirasho.