xirfadle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

Qof gacanta ka shaqeeya oo hawsha uu qabanaayo aqoon u leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xirfadle

xirfad [m.dh] (-do, m.l)
Shaqo aqoonteeda la leeyahay oo lagu shaqaysto; meherad. ld xirfo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg