xiriirfuro
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-rtay, -ratay)

Ka x.: awr iwm wixii uu ku daba xirnaa ka furasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xiriirfuro

jinbo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-baday, -batay)
Awr xiriir goosasho; xiriirfuro.

xiriirfurasho [m.f.dh]
eeg xiriirfuro. ld xiriir-furad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg