xiriirid
(m.dh)

eeg xiriir². ld xariirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xiriirid

xariirid [m.f.dh]
eeg xariir². ld xiriirid.

xiriir [m.l] (-rro, m.dh)
1. Qaab wax is daba yaalla ay isugu xiran yihiin. 2. Cilaaqaad ka dhexeeya laba qof ama ka badan. 3. Urur lammaaneyaal horsan, ama isku xir ka dhexeeya kutirsaneyaasha urur ama ururro.

xiriir [m.dh]
ld xariir¹.

xiriir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax si aan kala go'lahayn isu daba jooga noqosho. 2. La x.: arrin xogteeda cid kala hadlid. 3. ld xariir².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg