xirxiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

1. Cid wax safar u diyaar ah ahaansho. 2. Qof aan furfurnayn ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xirxiran

qaad [m.l]
1. Mugga ay wax leeyihiin. 2. Awoodda qaadis ee wax leeyihiin. 3. ld jaad¹(1). Laamo yaryar oo u xirxiran majimo iyo marduufyo laga soo guro geedo meelo kala duwan ka baxa la cuno inta ay jilcanyihiin oo lagu marqaamo. 4. ld qaadid: magacyada lammaanan. Tus. “Dulqaadka”.

sadaq [m.l] (-qyo, m.dh)
Gogol ulo yaryar, dhuudhuuban oo isku xirxiran ka samay-san.

xirxirnaan [m.f.dh]
eeg xirxiran. ld xirxirnaan-sho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg