xisad
(m.dh) (-do, m.l)

Waqti loo qayday cashar-bixin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xisad

dawan [m.l] (-nno, m.dh)
1. Koor yar, bir ka samaysan oo gammaanka loo xiro. 2. Qalab bir ah, laga dhawaajiyo marka xisada dugsida billaabanayaan ama dhammaanayaan.

xis [m.l]
Dareen; miyir.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg