xooladhaqato
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

Dad reer guuraa ah oo hawshoodu ku kooban tahayn dhaqaalaynta xoolaha kuna nool wax-soosaarka xoolahoo-da. ld xoolaley.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xooladhaqato

xoolaley [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
ld xooladhaqato.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg