xoonsan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Wax meel ku uruursan ama tuursan noqosho.

xoonsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax meel ku uruuray ama tuursan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xoonsan

duud [m.dh]
1. Dhir badan oo waaweyn oo xoonsan; toon; kayn. 2. Qof odayga uu ku abtirsanayo aan wax badan ka tirsan. 3. Reer; qabiil.

shamuumsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Nafley meel ku xoonsan ahaansho.

xoonsamid [m.f.dh]
eeg xoonsan¹.

xoonsanaan [m.f.dh]
eeg xoonsan². ld xoonsa-naansho.

xoonsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld xoonsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg