xooxi
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-iyay, -isay)1. (f.g) Candho xoox ka maalid. 2. (f.mg) Candho irmaan xoox yeelasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xooxi ↴
xooxin [m.f.dh]
eeg xooxi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg