xuddunxirid
(m.f.dh)eeg xuddunxir².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xuddunxirid ↴
xuddunxir [m.l]
Xoolo la siiyo ilmo markaa dhashay.
xuddunxir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Ilmo markaa dhashay xoolo siin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg