xukuumad
(m.dh)ld xukun¹ (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xukuumad ↴
xukun [m.l]
1. Talis, guddoon. 2. ld xugmi. Go'aan maxkamadeed. 3. ld xakaamad, xukuumad. Dowlad; dawlo. ld xugun.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg