xulid
(m.f.dh)eeg xul². ld xul¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xulid ↴
dhex-xulid [m.f.dh]
eeg dhex-xul.
door [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax xulid.
duurxulid [m.f.dh]
eeg duurxul². ld duurxul¹ (2).
naqee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-qeeyay, -qaysay)
Wax xulid.
racayn [m.dh]
Kooxayn ama xulid tiro waxyaaleed iyada oo aan loo eegin orsa-naan.
xul [m.l]
1. Wax badan kuwa laga soo xushtay. 2. ld xulid.
xul [m.l]
1. Wax badan kuwa laga soo xushtay. 2. ld xulid.
xul [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1]
(xulay, xushay) 1. Tiro wax kale oo la nooc ah fiicnaan uga doorid. 2. Wax, wax kale ka dhex baarid. 3. Kayn iwm dhex marid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg