xumays
(m.l)

ld xumayn.

xumays
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

1. Cawro; oogada dadka inta la qarsho. 2. Hilbaha inta uurkujirta ah. 3. Xoolaha iyo dadka intooda tabarta yar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xumays

darxumaysad [m.l]
ld darxumaysasho.

darxumaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax darxumo hayso ahaansho.

darxumaysasho [m.f.dh]
eeg darxumayso. ld darxumaysad, darxumaysi.

darxumaysi [m.l]
ld darxumaysasho.

darxumaysnaan [m.f.dh]
eeg darxumaysan. ld darxumaysnaansho.

darxumaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld darxumays- naan.

darxumayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Wax darxumo la kulmid.

jirxumays [m.l]
ld jirxumayn.

xumayn [m.f.dh]
eeg xumee. ld xumays¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg