xumbee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-beeyay, -beysay)Xumbo yeelasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xumbee ↴
shaambo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Dhufashada ay dabada wax ku dhuftaan libaax-badeedka, yaxaaska iwm. 2. Si gaar ah oo lugaha la isugu dhufto marka biyaha gudohooda lagu jiro. 3. Dharka la dhaqayo oo lala dhaco wax adag (dhagax ama qori). 4. Hoore layiig ah, xumbeeya oo jirka, timaha iwm lagu dhaqo.
xumbayn [m.f.dh]
eeg xumbee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg