xumee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -maysay)

Cid xumo ku samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh xumee

afxumee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
Qof hadallo aan munasaab u ahayn ku dhihid.

caloolxumee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
Cid caloolxumo badid.

darxumee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
Wax darxumo la kulmid.

dhaqaalaxumee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-meeyay, -maysay)
Cid dhaqaalaxumo ku sameyn.

faraxumee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
Qof dumar ah oo aan kugu mehersanayn si qasab ah ugu tegid.

futaxumeeye [m.l]
Surweel daba gaab ah.

jirxumee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-meeyay, -maysay)
U j.: Weji aan furfurnayn iyo caro cid u muujin.

kharrib [m.l]
Dhis ama alaabo ama wax kale oo wanaagsan oo la xumeeyo, la burbur-sho, kharaab laga dhigo. ld kharribaad.

mindumis [Magac Lab | Noun Masculine]
1. Xaal laga qaado nin lagu soo eedeeyay in uu fara xumeeyay naag la qabo. 2. Ka furashada naag ninkeda laga furto iyadoo xoolo iyo maal lagu beer dulucsado.

xumayn [m.f.dh]
eeg xumee. ld xumays¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg