yagleel
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)ld yagleelid.
yagleel
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-eelay, -eeshay)1. Xero ama deyr si ku meel gaar ah u samayn. 2. Labo qof oo is guursanaaya guri u dhisid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yagleel ↴
yagleelid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yagleel². ld yagleel¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg