yey
(m.l)(c.nafl.) Bahal dugaagga ka mid ah oo eeyga u eg, arigana aad u laysa; uubato; uu'leey. ld yeey.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yey ↴
ibagorayeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibagorayee.x ibagorayee
ibagorayeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la ibagorayeeyey ahaansho (hal irmaan).
ibagorayeysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibagorayeysan. ld ibagorayeysnaansho. ibagorayeysnaansho
ibagorayeysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ibagorayeys-naan. ibagorayeys-naan
ibaguryeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibaguryee. ibaguryee
ibaguryeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la ibaguryeeyey ahaansho (hal).
ibaguryeysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibaguryeysan. ld ibaguryeysnaansho. ibaguryeysnaansho
ibaguryeysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ibaguryeysnaan. ibaguryeysnaan
odayeyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg odayee odayee
ibamaryeyn [m.dh]
ld ibamarid. ibamarid
y [m.dh]
(ya') Xarafka saddex iyo labaatanaad ee
alifba'da af soomaaliga waana shibbane.