yicis
(m.dh)1. Carruur yaryar oo tabar daran nafaqo darro awgeed. 2. Carruur yaryar oo hooyadood dhimatay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yicis ↴
yicisnimo [m.dh]
Wax yicis ah ahaansho (carruur).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg