yookaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

1. Xoolo, wax addimada ka xiran ahaansho. 2. Xoolo wax geed lagu qabbiray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yookaysan

yookaysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yookaysan. ld yoo-kaysnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg