yookee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-keeyay, -kaysay)1. Xoolo addimo ka xirid. 2. Xoolo geed ku qabbirid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yookee ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg