yooyootamid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg yooyootan². ld yooyootan¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yooyootamid ↴
yooyootan [m.l]
1. Cayaar sii baabba'aysa oo wiilal iyo gabdho laysu caayo, cay kaftan ah oo aan laga caroon: mirihiisu, suugaan ahaanta aad bay u fiicanyihiin haseyeeshee cayda xun oo uu ku dhisanyahay baa dishay. 2. ld yooyootamid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg