yuf
(m.l)Ari, sagaaro iwm dhogor kicidda haleesha marka cabsi la soo gudboonaato.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yuf ↴
y [m.dh]
(ya') Xarafka saddex iyo labaatanaad ee
alifba'da af soomaaliga waana shibbane.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg