yulqan
(m.l)ld yoon¹.
yulqan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay)ld yoon².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yulqan ↴
yoon [m.l]
Hugun; bulaan; qablan; yeer. ld yulqan¹, yulul.
yoon [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oomay, -oontay; -oomi)
Dad, xoolo ama nafley kale qaylo samayn; wada hugmid; bulaamid. ld yulqan².
qammaac [m.l]
Buuq; yulqan.
qammaac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Buuq ama yulqan badan sameyn (cid).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg