Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: dhabataysi
kelya-adag  Wax dhiirran ahaansho.
kelya-adayg  Dhiirranaan cidi leedahay. ld kelya-adkaan.
kelya-adkaan  eeg kelya-adag. ld kelya-adeyg, kelya-adkaansho.
kelya-adkaansho  ld kelya-adkaan.
kelyaciirsad  ld kelyaciirsasho.
kelyaciirsasho  eeg kelyaciirso. ld kelyaciirsad, kelyaciirsi.
kelyaciirsi  ld kelyaciirsasho.
kelyaciirso  Kelyo adayg lahaansho.
keni  1. In door ah (waqti). 2. Niyad.
keni-adag  Wax qalbi adag ahaansho.
keni-adayg  Qof go'aan adag leh. ld keni-adkaan.
keni-adkaan  eeg keni-adag. ld keni-adayg, keni-adkaansho.
keni-adkaansho  ld keni-adkaan.
kensi  ld kansi.
keratiin  (baay.) Koox ka mid ah borotiinnada miiqan ee laga helo timaha, baalasha, qoobobka iyo geesaha.
keretinniism  Maraarnimo.
keylli  ld kaylli.
keynaan  Summad : V. Dhakhsaha bara-baxa walax. Keynaan waa xawaare ji-heysan. Keynaan waa xaddi leeb, xawaa-ruhuna waa xaddi foolwaa.
keyrkeyr1  Cabsi darteed oo lala gar-gariiro. keyrkeyr2  Cabsi darteed la gargariirid. keyrkeyri  Cabsi gelin (cid).
keyrkeyrid  eeg keyrkeyr².
keyrkeyrin  eeg keyrkeyri.
khaa'in  Qof dhagar badan. ld khaayin.
khaa'iniin  eeg khaa'in.
khaa'innimo  Khaa'in ahaansho.
khaaddin  1. Nin meel barakaysan sida masaajid iwm. ka adeega oo barako doon ah. 2. Nin wadaad u adeega oo barako doon ah. ld khaaddun.
khaaddun  ld khaaddin.
khaafsan  Wax dareenkiisa garasho feker awgiis la maqan yahay ahaansho.
khaafsanaan  eeg khaafsan. ld khaaf-sanaansho.
page : 38 of 73
<< < 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 > >>

 

Exit mobile version