Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: olmon
seexaarad ld saxaarad.
seexaari Noocyada timirta jaad ka mid ah oo aan qiimo badan lahayn oo isku dhegdhegta.
seexad ld seexasho.
seexasho eeg seexo. ld seexad.
seexaw Baabi'inta wax la wada baabi'iyo.
seexi 1. Cid hurdisiin. 2. Dab iwm damin.
seexin eeg seexi. ld seexis.
seexis ld seexin.
seexo 1. Qof, gam'id. 2. Dab iwm damid.
seexsan Dab iwm wax damay ahaansho.
seexsanaan eeg seexsan. ld seexsa-naansho.
seexsanaansho ld seexsanaan.
seexsasho eeg seexso.
seexso Carruur hurdo u diyaarsasho.
seeyo Caws adag oo gogosha laga samaysto.
sefed Wax meel laga gurayo oo meel kale la gaynayo inta hal mar la dejiyo: maqaasiinkii waxaa la keenay sefed baasto ah.
segeger 1. S. ah: qof madax adag oo aan wax maqal. 2. S. ah: wax matare, qof aad u garaad yar; nacas; dabbaal.
segegernimo Segeger ahaansho.
sekan Daqiiqad; ilbiriqsi. ld seken.
seked ld sakad.
seken ld sekan.
sekeysad ld sakeysasho.
sekeysasho ld sakeysasho.
sekeysi ld sakeysasho.
sekeyso ld sakeyso.
seko ld sako.
selel (1) ld salal¹.
selel (2) ld salal².
seleli ld salali.
selelid ld salalid.
<< < 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 > >>

 

Exit mobile version