Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: dhabataysi
faashad (1) Gabal dhar oo cad oo lagu duubo meelaha dhaawacan ee jirka.
faashad (2) eeg faasho.
faashid ld faasid².
faasho Faal dhigasho.
faashow ld faalallow.
faasid (1) Qof sameeya waxyaalaha foosha xun ee diintu reebtay.
faasid (2) eeg faas². ld faashid.
faasiq Qof fisqi badan sameeya. ld faasuq.
faasiqnimo Faasiq ahaansho. ld faa- suqnimo.
faasuq ld faasiq.
faasuqnimo ld faasiqnimo.
faataa ld faataadhugle.
faataadhugle Qof faan badan oo sheegta wax uusan ahayn. ld faataa.
faataadhuglee Faataadhugle samayn. ld faataalee.
faataadhugleyn eeg faataadhuglee. ld faataalayn.
faataalayn ld faataadhugleyn.
faataalee ld faataa- dhuglee.
faataxayn eeg faataxee.
faataxaysad ld faataxaysasho.
faataxaysasho eeg faataxayso. ld fataxaysad, faataxaysi.
faataxaysi ld faataxaysasho.
faataxayso Faataxo akhrisasho.
faataxee Faataxo akhriyid.
faataxo Suuradda ugu horreysa kitaabka Qur'aanka kariimka.
faax (1) 1. Nacas. 2. ld faafid. 3. ld feex.
faax (2) ld faaf².
faaxi 1. Bur, badar iwm khamiirin. 2. ld faafi.
faaxid ld faafid.
faaxin ld faafin¹.
faaxis ld faafin¹.
<< < 505 506 507 508 509 510 511 512 513 514 515 > >>

 

Exit mobile version