Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: firikhi
marooqsad ld marooqsasho.
marooqsan 1. Wax marooq yeeshay ahaansho (xarig, maro iwm). 2. Wax marooq yeeshay ahaansho (gees, qori iwm). ld maroogsan.
marooqsanaan eeg marooqsan. ld maroogsanaan, maroogsanaansho, marooqsanaansho.
marooqsanaansho ld marooqsanaan.
marooqsasho eeg marooqso. ld maroogsad, maroogsasho, maroogsi, marooqsad, maroo.
marooqsi ld marooqsasho.
marooqso Cid wax gacanteeda ku jira xoog kaga qaadasho. ld maroogso, maroorso.
maroor (1) Meesha nafleydu ka saxarooto.
maroor (2) Xarig, maro, iwm marooq yeelasho.
marooradillaac (1) ld muraaradillaac¹.
marooradillaac (2) ld muraaradillaac².
marooradillaaci ld muraaradillaaci.
marooradillaacid ld muraaradillaacid.
marooradillaacin ld muraaradillaacin.
maroori Si maroor ah wax u wareejin.
maroorid eeg maroor².
maroorin eeg maroori.
marooro (bot.) Geed-saar ka kooban laamo jilicsan oo la cuno, oo dhadhankiisu dhanaanyahay.
maroorsamid eeg maroorsan¹.
maroorsan (1) Wax maroor leh noqosho (xarig, maro iwm).
maroorsan (2) Wax maroor leh ahaansho (xarig, maro iwm).
maroorsanaan eeg maroorsan². ld maroorsanaansho.
maroorsanaansho eeg maroorsanow. ld maroorsanaan.
maroorsanow Wax marooq yeeshay noqosho (xarig, maro iwm).
maroorsasho ld marooqsasho.
maroorso ld marooqso.
marqaami Marqaan gayeysiin (qof). ld marqaansii, murqaami.
marqaamid eeg marqaan². ld murqaamid.
marqaamin eeg marqaami. ld marqaansiin, marqaansiis, murqaamin.
marqaan (1) 1. Farxad iyo firifircooni laga helo cunida qaadka. 2. M. ah: qof ay ka muuqato farxad iyo firfircoon qaad uu cunay dartii. ld murqaan.
<< < 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 > >>

 

Exit mobile version