Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: afxirasho
dhaafsii  Wax meel ka gudbin.
dhaafsiin  eeg dhaafsii. ld dhaafsiis.
dhaafsiis  ld dhaafsiin.
dhaafsiisan  Meel, wax meel kale ka shisheeya ahaansho.
dhaafsiisnaan  eeg dhaafsiisan. ld dhaafsiisnaansho.
dhaafsiisnaansho  ld dhaafsiisnaan.
dhaafso  Wax, wax kale ku beddelasho.
dhaag  ld dhaad².
dhaagid  ld dhaadid.
dhaagid1  Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac shan dhibcood ku leh, dhinaca kalena lix. ld dhaadid. dhaaji  Iyadoo lagu xumaynayo qof wuxuu yiri ama sameeyay ka daba sameyn.
dhaajin  eeg dhaaji.
dhaal  1. Dheri yar oo dhoobo ah. 2. Dhuun buuriga lagu nuugo. 3. Dhul bannaan oo biyo fariisin ah.
dhaalali  1. Wax dhalaalaya ka dhigid. 2. Adke ka dhigid.
dhaalcayn  ld dhaaclayn.
dhaalcaysan  ld dhaaclaysan.
dhaalcaysnaan  ld dhaaclaysnaan.
dhaalcaysnaansho  ld dhaaclaysnaan.
dhaalce  ld dhaacle.
dhaalcee  ld dhaaclee.
dhaali  Dheri yar oo dhoobo ka samaysan oo wax lagu karsado bunkana lagu dubto.
dhaaman  Dhar iwm wax la dhaamay ahaansho.
dhaameel  Abqo.
dhaameelsasho  eeg dhaameelso.
dhaameelso  Dhaameel gurasho.
dhaami  1. Ceel biyo ka doonid. 2. Weel buuxin.
dhaamid  eeg dhaan².
dhaamin  eeg dhaami. ld dhaamis.
dhaamis  ld dhaamin.
dhaamnaan  eeg dhaaman. ld dhaamnaansho.
page : 78 of 218
<< < 73 74 75 76 77 78 79 80 81 82 83 > >>

 

Exit mobile version