Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: qar-iskaxoor
siddaysasho  eeg siddayso. ld siddays-ad, siddaysi.
siddaysi  ld siddaysasho.
siddaysnaan  eeg siddaysan. ld sid-daysnaansho.
siddaysnaansho  ld siddaysnaan.
siddayso  Wax siddo u yeelasho.
sidde  ld siddo.
siddee  Wax siddo u yeelid.
siddeed  Tirada toddobada iyo sagaalka u dhexeysa; “8”.
siddeedaad  Tirada jagaalada ah, kan u dhigma siddeedda.
siddeedle  Xaashi turub oo siddeed dhib-cood leh.
siddeetamaad  ld siddeetanaad.
siddeetameeye  Tiro qiyaas ahaan siddeetan u dhow. ld siddeetaneeye.
siddeetan  Tiro ka kooban siddeed meelood oo min toban ah; siddeed tobnaad; “80”.
siddeetanaad  Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma siddeetan. ld siddeetamaad.
siddeetaneeye  ld siddeetameeye.
siddeyn  eeg siddee.
siddeysad  ld siddeysasho.
siddeysan  Weel iwm wax siddo loo yeelay ahaansho.
siddeysasho  eeg siddeyso. ld siddeysad, siddeysi.
siddeysi  ld siddeysasho.
siddeysnaan  eeg siddeysan. ld sid-deysnaansho.
siddeysnaansho  ld siddeysnaan.
siddeyso  Weel iwm siddo u yeelasho.
siddo  Meel alaabta wax lagu rito sida dambiilaha, boorsooyinka iwm loo yeelo oo loogu talaggalay in gacanta lagu qabsado marka la qaadayo. ld sidde.
sidee  Habkee; xaaladdee?; waxee?; maxaa? maxay ku noqotay?. ld see.
sidib  Meel siman oo lagu simbiriirixan karo.
sidid  eeg sid³.
sidig1  Laba halaad oo hal ilmo ah ku wada irmaan. sidig2  (fiis.) Laba xoog oo isle'eg, isku lid ah, barbaro ah, si wadajir ahna u saaran walax. Xoogaggaasi waxa ay sababaan in ay walaxdu ku wareegto dhidib dhexaad-keeda. sidig3  Hal geel ah ilmo aysan dhalin oggolaysiin.
page : 84 of 118
<< < 79 80 81 82 83 84 85 86 87 88 89 > >>

 

Exit mobile version