burursanaan eeg burursan. ld burursanaansho.
burursanaansho ld burursanaan.
burursasho ld burbursasho.
bururso ld burburso.
burush 1. Dheeraad. 2. ld buraash 1 (1).
buruud 1. Nasiib wacan. 2. ld burji. ld burad, buruuji.
buruudshiil (1) Ka burji sarreynta qof, qof kale ka burji sarreeyo.
buruudshiil (2) Qof, qof kale burjigiisa jebin.
buruudshiilid eeg buruudshiil².
buruuj ld buruud.
bus Boor; siigo.
busaambus Qaybaha jilicsan ee uu leeyahay neef.
busaarad Nolol gaajo, arrad iwm leh. ld busaaro.
busaaradeysan Wax busaarad hayso ahaansho.
busaaradeysnaan eeg busaradeysan. ld busaaradeysnaansho.
busaaradeysnaansho ld busaaradeysnaan.
busaaro ld busaarad.
busbus (daaw.) Cudur dadka ku dhaca oo oogada nabarro badan oo yaryari ka soo yaacaan qandhana leh.
buseel (1) ld buseelid.
buseel (2) U b.: wax u hiloobid; tebid.
buseelid eeg buseel². ld buseel¹.
bushaarad ld bishaaro.
bushaaro ld bishaaro.
bushi (1) Cudur.
bushi (2) 1. Cid shaki ku beerid. 2. Cid cudur ku ridid.
bushi awaal Saadaal cudur.
bushin eeg bushi². ld burshin.
bushintuur (1) ld burshintuurid.
bushintuur (2) ld burshintuur².
bushintuurid ld burshintuurid.
<< < 98 99 100 101 102 103 104 105 106 107 108 > >>