milliqsi ld milliqsasho.
milliqso Carrabka si joogto ah u soo bixin iyada oo bishiimaha wax saaran la leefleefayo.
milme 1. Adke marka uu hoore saameyo milma. 2. M. ah: qof la dulmiyey oo ciil ka batay.
milmid eeg milan³. ld milan¹.
milmil Dhar aad u jilicsan sida faashadda iwm.
milnaan eeg milan4. ld milnaansho.
milnaansho eeg milnow. ld milnaan.
milnow Adke, wax milmay noqosho.
milqi Xarig, dun iwm isku murgin.
milqid eeg miliq².
milqin eeg milqi. ld milqis.
milqis ld milqin.
milshi (1) Wax dhici doona waqti soo socda oo la sii saadaaliyo.
milshi (2) Wax waqti soo socda dhici doona saadaalin.
milshiyid eeg milshi².
miltami ld mitami.
miltamid ld mitamid.
miltamin ld mitamin.
miltan (1) ld mitamid.
miltan (2) ld mitan².
miltansasho ld mitansasho.
miltanso ld mitanso.
milxayn eeg milxee. ld milixayn.
milxaysan Wax milix lagu daray ahaansho. ld milixaysan.
milxaysnaan eeg milxaysan. ld milixaysnaan, milixaysnaansho, milxaysnaansho.
milxaysnaansho ld milxaysnaan.
milxee Wax milix ku darid. ld milixee.
milxi ld milxee.
milxin ld milxayn.
milyan ld malyuun.
<< < 1071 1072 1073 1074 1075 1076 1077 1078 1079 1080 1081 > >>