miscililsanaan eeg miscililsan. ld miscililsanaansho.
miscililsanaansho ld miscililsanaan.
miscililsasho eeg miscililso.
miscililso Xero miscilil u yeealsho ood meel la degi rabo ku astasysasho.
miscirir ld miscilil¹.
mise1 1. Isku m.: isku mid. 2. M. haaga miihi: kula mid miihi. ld mase¹. mise2 ld mase². misee 1. Laba wax ama ka badan mase ka dhigid. 2. Ku m.: wax, wax ku matalid. ld masee.
miseyn eeg misee. ld maseyn.
mishaari ld mushaalli.
mishaariyee ld mushaalliyee.
mishaariyeyn ld mushaalliyeyn.
mishiggaan ld mashiingaan.
mishiin ld mashiin.
misig Xubinta u dhexayso bawdada iyo lafdhabarka xaggeeda hoose; sin.
misil Gaaridda ay gaaraan meseggo, digir iwm heerkii la goosan lahaa.
misir Qori weyn oo adag oo wax lagu shito. 2. Qori laga dillaacsadey qori kale oo weyn.
miski Cadar aad u udgoon.
miskiin1 1. Nin aan hanti lahayn ama cayr ah. 2. Nin aan shiddo badnayn. ld maskiin¹. miskiin2 ld miskiinad. miskiinad 1. Qof dumar ah oo aan hanti lahayn ama cayr ah; haweenay aan shiddo badnay. ld maskiin², maskiinad, miskiin².
miskiinlaa Geed sida cadaadda qodaxo badan oo qaroofsan leh.
miskiinnimo Miskiin ahaansho. ld maskiinnimo.
mislee Ku m.: 1. Wax, wax kale ku matalid. 2. Wax, wax kale la simid.
misleyn eeg mislee.
misna ld misana.
misoobid eeg misow. ld masoobid.
misow Wax, wax kale la mid noqosho. ld masow.
mistisiimo (dii.) Ficil diineed ay dadku ku doonaayeen runta, aqoonta, midnimada Ilaaha.
mitaal ld misaal.
page : 1083 of 1584
<< < 1078 1079 1080 1081 1082 1083 1084 1085 1086 1087 1088 > >>