rummayo Qof rummay ilkaha ku nadiifsasho. ld rum-mayso.
rummaysad ld rummaysasho.
rummaysan ld ru-maysan.
rummaysasho eeg rummayso. ld rummaysad, rummaysi.
rummaysi ld rummaysasho.
rummayso ld rum-mayo.
rumoobid ld rumow.
rumow Hadal run noqosho.
run Wax xaqiiqo ah oo la hubo.
run sugid Awood ka xoroobidda qof kale aad jeceshahay.
rundud1 ld hundhur¹. rundud2 ld hundud²; ld hundhur². rundudid eeg rundud². ld hundudid.
rundudsan Qof, wax runduda ahaansho.
rundudsanaan eeg rundudsan. ld rundudsanaansho.
rundudsanaansho ld rundudsanaan.
rundudsasho eeg rundudso.
rundudsi ld rundudsasho.
rundudso Ciil iyo murugo darteed gorodda la laallaadin.
rundusdad ld rundudsasho.
runley Naag had iyo jeer runta sheegta.
runlow Nin had iyo jeer runta sheega.
runnimo Run ahaansho.
runsheeg ld runsheegid.
runsheegid Sheegidda xaqiiqada. ld runsheeg.
ruq1 R. ah: neef xoolo ah oo caato la kici waayay. ld ruqo¹. ruq2 Geed wax xididdadiisu dhulka ka soo wada fuqeen noqosho. ruqaansad ld ruqaansasho.
ruqaansasho eeg ruqaanso. ld ruqaansad, ruqaansi, ruuqaansad, ruu-qansasho.
ruqaansi ld ruqaansasho.
page : 1280 of 1584
<< < 1275 1276 1277 1278 1279 1280 1281 1282 1283 1284 1285 > >>