Site icon Qaamuus

qaamuus

Ereyga Maanta: qurdan
maciinlaawe  ld miciinlaawe.
maciinsad  ld miciinsasho.
maciinsasho  ld miciinsasho.
maciinsi  ld miciinsasho.
maciinso  ld miciinso.
maciishad  ld macayshad.
maciisho  ld macayshad.
maclaqad  ld macalgad.
macmacaan  Cunto ama cabbitaan si gaar ah loo sameeyo oo dhadhan macaan leh sida buskudka, doolshaha, xalwada, dheecaanka liinta iwm.
macmiil  ld macbil.
macmil  Shay aan kii dhabta ahaa ahayn oo si ku meel gaar ah loo adeegsado. ld macbil.
macnagarasho  eeg macnagaro. ld micnagarasho.
macnagaro  Qof ujeeddadiisa fahmid. ld micnagaro.
macnayn  eeg macnee. ld macnays, micnayn, micnays.
macnays  ld macnayn.
macne  1. Ulajeeddada erey ma hadal ka dambaysa. 2. Qeexidda wax la sharxay la siiyo. 3. Faa'iido: macne maleh: faa'iido maleh. ld macno, micne, micno.
macnee  1. Ulajeeddada erey ama hadal sheegid. 2. Wax sharaxooda sheegid. 3. Is m.: wax muhiin ah iska dhigid (qof).
macno  ld macne.
macooyo  Abooto, ayeeyo. ld mocooyo.
macow  ld macaanow.
macquul  M. ah: wax suurta gal ah.
macriifad  Aqoon dheeraad ah oo wax loo leeyahay. ld macriifo.
macriifo  1. ld macriifad. 2. ld macruuf (3).
macruuf  1. Ixsaan; wanaag; samafal. 2. (-fyo/-caariif, m.dh) M. ah: qof aad loo yaqaan, caan. 3. ld macriifo. Xiriir aan saaxiibnimo gaarsiisnayn oo cid ka dhexeysa.
macsarad  Saliid cunto oo laga helo miraha geedka sisinta marka la shiido. ld macsaro (2).
macsaro  1. Saliid m. ah: saliid sisin lagu sameeyay. 2. ld macsarad.
macshar  Meel dad badan ay isugu soo ururaan.
macsi  (dii.) Isu galmoodka nin iyo naag aan meher u dhexeyn; sino.
macsiley  (dii.) Haweeney macsida badsata.
macsilow  (dii.) Nin macsida badsada.
page : 15 of 131
<< < 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 > >>

 

Exit mobile version