HomeHinsaraar Hinsaraar Bogga Akhristayaasha. › Category: Erey › Hinsaraar 0 U Codee Ka Codee gudbiyay 7 years ka hor Waa afar udub oo labo la mudo labona la korsaaro mararka roobku da’ayo waxa laga dhexdhisaa aqal somaaliga dhexdiisa waxa uu u eg yahay ssariirta oo kale waxaana la saaraa ilmaha yar yar alaabta yaar wixii roobka lagala cabsado Share on FacebookPost on XFollow usSave