Xidig gudbiyay 1 year ka hor

Waa shaqsi u shaqeeya dawlad ama shirkad ee u soo dusiya dadweeynaha ama madax sare xog xasaasi ah ee la xariirta arrin dhacday sida musuq ama talaabo qaldan. English: Whistleblower 

Kudar Macne Dheeraad ah | Add additional Meaning

16 + 1 =