Dalka barasiil (Af-Ingiriis: Brazil) oo loogu dhawaaqo Federal Republic of Brazil (Jamhuuriyada Fadaraalka Barasiil) waa dal ka soo jeeda bortaqiis, waa dalka shanaad ee ugu balaadhan aduunka ,koofurta Amerika iyo dhammaan qaarada laatiin Amerikaba. Dalka barasiil waxaa dhinaca bari ka marta badda Banweynta Atlantiga (Atlantic Ocean), oo leh xeeb dhererkeedu tahay 7,491KM.