curaarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Hanti laga sii hayo cid wax amaahatay; rahan. 2. Cid xoog lagu haysto, si haystayaashu wax gaar ah ugu helaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
rahanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Cagaar badan oo ka baxa meel roob ku da'ay.ld rahaamad¹.1. Hanti curaar ahaan u dhiibid. 2. Arrin ka hadalkeeda dib u dhigid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0