curaar

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Hanti laga sii hayo cid wax amaahatay; rahan. 2. Cid xoog lagu haysto, si haystayaashu wax gaar ah ugu helaan.

rahan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cagaar badan oo ka baxa meel roob ku da'ay.
  2. ld rahaamad¹.
  3. 1. Hanti curaar ahaan u dhiibid. 2. Arrin ka hadalkeeda dib u dhigid.