dalqo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Xubinta codku ka sameysmo, hawadana sambabada ayay ku duwda, waxay ku taal hunguriga cad dushiisa, waxay ka sameysantahay sagaal carjowood oo ay isu hayaan seedo iyo muruqyo xuub gaduudan ayaa ku dadan, waxa ku dhexyaal laba joog o xargaha codka ah oo sameeya codka. ld dalqe.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dalqe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dalqo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur