hilibdalqe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Hilib yar oo dhuuban oo dalqada korkeeda ka soo laallaada. ld hilibdalqo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hilibdalqo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld hilibdalqe.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur