degaan habboon

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (baay.) Kaalinta uu noole ka qaato deegaankiisa. D.ka h. ee noole waxa lagu qeexi karaa cuntooyinka kala duwan ee uu quuto, kuwa isaga ugaadhsada, sida uu heerkulka ugu adkaysto iwm.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

d

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (da') Xarafka afaraad ee xurufta soomaaliga, ahna shibbane. ld deel (2).

Lamidka: deel

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur