dQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(da') Xarafka afaraad ee xurufta soomaaliga, ahna shibbane. ld deel (2).Lamidka: deelSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
deelQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Astaan xoolaha lagu sunto oo u eg deelka xuruufta carabiga. 2. ld d (da').Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0