diir
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Kulayl, uumi.
- Dubka sare ee lafta geedka.
- ld diirdiir².
- ld digir².
- 1. Wax in yar kululaansho. 2. Qof, in yar xanaaqid.
- 1. Geed diir ka qaadid. 2. Wax qaawin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

