dubaaxisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dubaaxin.ld dibaaxis².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dubaaxinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dibaaxin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dibaaxisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld dubaaxin.(c.nafl.) Kala baxa iyo ururka hirarka muruqyada xiraadka la'ee mara dheefmareenka, kuwaa oo suurtoggeliya socodka cuntada. Waxaana keena uururka muruqyada wareegsan ee gidaarka calool yarada. ld dubaaxis².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0