dibaaxis
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- ld dubaaxin.
- (c.nafl.) Kala baxa iyo ururka hirarka muruqyada xiraadka la'ee mara dheefmareenka, kuwaa oo suurtoggeliya socodka cuntada. Waxaana keena uururka muruqyada wareegsan ee gidaarka calool yarada. ld dubaaxis².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

